Askar lagu laayey qarax ka dhacay duleedka degmada Baraawe (Sawirro)

Askar ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Qaraxa ayaa mid lagu aasay bar kontrol oo ciidamada DF ku leeyihiin degaanka Ambareso oo 5km Koonfur kaga toosan degmada Baraawe. Wararka ayaa sheegaya in Saddex askari oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ay ku dhinteen qaraxaas, … Continue reading Askar lagu laayey qarax ka dhacay duleedka degmada Baraawe (Sawirro)